20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland oo cabasho u direy labada xisbi

Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa cabasho u direy labada xisbi ee maamulka ayadoo gudigu ku fashilmey in ay wax ka qabtaan cabashooyin xoogan siiba gobolka Awdal oo lagu tijaabiyay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS