20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo waa tagaye ha maagine ee ani i soo doonta: Muuse Biixi

Siilaanyo waa tagaye ha maagine ee ani i soo doonta. Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Siilaanyo ka difaacay xisbiga Wadani oo ka hadlay xaalada Siilaanyo oo aad u diciifsan.

Siilaanyo ayaa laga soo duubey muuqaal muujinaya waxa Wadani iyo dadka reer Woqooyigu ogaayeen muddo dheer.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS