November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maydkii argagixisada shabaab oo la soo bandhigey banaanka xarunta Baydhabo ee Shariif Xasan

Baydhabo–Maydka argagixisadii shabaab ee weerarka ku qaaday xarunta uu Baydhabo ka degan yahay madaxweynaha koofur galbeed Shariif Xasan ayaa la soo dhigey banaanka hore ee dagalku ka dhacay. Argagixisada ayaan gudaha u galin xarunta Shariif Xasan oo dagaalka intiisa badan ka dhacay dibedda.

Sidi caadiga ahayd argagixisada ayaa soo xidhatay dharka ciidanka xooga dalka oo ay lacag ka siistaan ciidanka gaajaysan ee dawlada.

Shabaab1[1] Shabaab2[1] Shabaab3[1] Shabaab4[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS