Wariye 14 maalmood u xirnaa C/welli Gaas ayaa xog badan bixiyay waxa lagu haysto. Ciidamo uu watay Muxiyadiin Gacamey ayaa i qabtay anigoo aan is lahayn adiga ayay kuu socdaan, waliba iyagoo aan waxba i weydiin ayay xoog igu qabteen anoo isku dayayay inaan dejiyo,
kadib waxaa la ii gudbiyay Kantrolka Koonfureed oo la igu xiray, inta waliba la iga bixiyay dharka iyo kabaha oo la damcay in la iga wada siibo,” Sidaas waxaa shirkiisa Jara’id ku sheegay Kilwe oo maanta la sii daayay.
C/llaahi Warmoge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay