20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gaalkacayo oo yeelanaysa ciidan isku dhafan oo ilaaliya amniga

Gaalkacayo ayaa yeelanaysa ciidan isku dhafan oo ilaaliya amniga kadib heshiis la dhex dhigey labada jufo ee isku dilaya magaalada ee Hawiye iyo Majeerteen.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS