21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shacabka xaafad ka tirsan Hargeysa oo ka gariirsan sun halkaas taala

Shacabka xaafad ka tirsan Hargeysa ayaa ka gariirsan sun halkaas taala oo ay ka baqayaan in ay waxyeelo ka soo gaarto. Xerada Ayaxa ee magaalada Hargeysa ayaa suntan ku xiran tahay konteynar.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS