08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada shabaab oo dadka ku nool Jalalaqsi nolosha ku cadaabaya: MAQAL

Argagixisada shabaab ayaa dad ku nool Jalalaqsi nolosha ku cadaabaya. Ibraahim Madoobe Nuur Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in degmadaas dadka ku nool ay heestaan dhibaatooyin adag  oo argagixisadu sababtey.


Hoos ka dhegeyso



C/llaahi WArmooghe

ARAABINEWS