November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wax ka arag ciidanka Maraykanka ee dhinaca is gaarsiinta ka caawiya dawlada iyo Amisom

Wax ka arag ciidanka Maraykanka ee dhinaca is gaarsiinta ka caawiya dawlada iyo Amisom xilli ay la dagaalamayaan argagixiso jabtey laakiin dhuumasho iyo weerar fuleynimo ka geysata Koofurta Somaliya.

Ciidamadan ayaa la dejiyay saldhig ku yaala magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ka fuliyaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada caalamiga ee shabaab ee banaystey dhiiga Muslimiinta iyo kuwa kalaba.


Ciidamadan ayaa ka kooban koox yar oo isku xirta howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, kaasoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu kordhiyay markii uu talada qabtay.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS