November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gaalkacayo oo ku socota in laga diido shilin Somaliga: MAQAL

Gaalkacayo ayaa ku socota in laga diido shilin Somaliga xilli dawlada isku dayayso in ay soo saarto lacasg cusub. Lacagaha hadda jira ayaa dhamaantood ah lacagio buga oo la samaystey laguna bedesho lacagta xalaasha ah ee doolarka.


Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS