Cape town–Dhaqaatiirta Koofur Afrika ayaa noqday kuwii ugu horeeyay ee ku guulaysta in xiniinyo u xidhaan wiil dhibaato kaga dhacday kiisii. Hawlgalkan ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee noociisa ee lagu sameeyo Koofur Afrika ahaana kii ugu adkaa.
Ninka lagu beerayo xiniinyo kale ayaa isagu kiisii ku lumiyay markii la gudayay iyadoo si dhaqan xun loo gudo dhalinta Koofur Afrika loona sameeyo dabaaldeg.
Wuxuu lumiyay ama waayay in badan oo ka mida xubintiisa dheer waxana u hartay kaliya wax gaaraya 1cm.
Waxa loogu xiray 3cm oo kale, waxana hadda la sheegay in uu caadi u kaadiyo, u qooqo, iyo intii kale ee taranka ragga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay