09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Galmudug oo war ka soo saartey dagaalka ayna ku jirin ee ka socda Xeryaale: MAQAL

Galmudug ayaa war ka soo saartey dagaalka ayna ku jirin ee ka socda Xeryaale halkaasoo maalmahan uu dagaal ka socdey. Waxa ciidamo halkaas u direy maamulka Ahlu Sunna.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS