09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayaal is hortaagey carada gobolka Saylac ee la guranayo oo ka hadlay cago-jugleyn loo geystay

Odayaal is hortaagey carada gobolka Saylac ee la guranayo oo ka hadlay cago-jugleyn loo geystay. Deegaanada hoostaga Saylac ayaa si xun loo xaalufiyay ayadoo si hoose dhulka looga iibiyay Jabuuti kadibna dadka deegaanka godad looga tagey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS