09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gaadhi argagixisadu qarax ka soo buuxisey oo gacanta lagu dhigey

Gaadhi argagixisadu qarax ka soo buuxisey uguna talogashay in ay Muslimiin ku xasuuqaan oo gacanta lagu dhigey magaalada Muqdisho waxana kala furfurey khuburo cadaana.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS