November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dil aad u foolxun oo ka dhacay deegaan u dhow Muqdisho iyo haweenay la diley: MAQAL

Dil aad u foolxun ayaa ka dhacay deegaan u dhow Muqdisho iyo haweenay la diley. Haweenayda la dilay ayaa la sheegay in qofka diley uu yahay kii lagu aaminey ee ninkeeda ahaa.

Goob joogayaal ayaa sheegay in guriga lagu arkay meydka gabadha la gowracay iyo dad badan oo ku soo baxay arintaasi.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS