08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Axmed Samatar oo ka hadlay wuxuu ku soo arkey deegaanada xeebta ee Awdal

Prof Axmed Samatar ayaa ka hadlay wuxuu ku soo arkey deegaanada xeebta ee Awdal halkaas oo uu ku tilmaamey in ay ka jiraan maamul xumo iyo xaalufin ka jirta.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS