08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo war ka soo saarey dagaal beeleed ka socda Ceel-afweyn

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey dagaal beeleed ka socda Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Dagaalkan ayaa muddo soo jiitamay ayadoo kala aargoosigu socdo.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS