07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Safiir Ingiriiska u fadhiya Somaliya oo maamulka Somaliland u sheegay in muddo kordhin jiri doonin

Safiir Ingiriiska u fadhiya Somaliya oo maamulka Somaliland u sheegay in muddo kordhin jiri doonin sheegayna haddii maamulkan rabo in uu hore u socdo uu dhaqso u keensado masuul ay la hadlaan.

Muuqaalkan hoose ayaa muujinaya Siilaanyo oo aan hadal ku darsan kadib safiirka Ingiriiska oo Hargeysa u yimi.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS