07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada oo go’aan adag ka soo saartey ganacsatada maalgeliya argagixisada: MAQAL

Dawlada ayaa go’aan adag ka soo saartey ganacsatada maalgeliya argagixisada. Argagixisada ayaa baad ka qaada ganacsatada Koofurta Somaliya ay ku fiuliyaan hawlaha xasuuqa.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS