08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Maxamed Cusmaan oo iswaydiiyay lacagtii loo uruuriyay masaakiinta abaaraha Somaliland

Siyaasi Maxamed Cusmaan ayaa iswaydiiyay lacagtii loo uruuriyay masaakiinta abaaraha Somaliland kuna eedeeyay guddi ilaa hadda maqan halka ay geeyeen lacagtaas.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS