07/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Markab sida xoolo nool oo ka baxay dekedda Berbera

Markab sida xoolo nool ayaa ka baxay dekedda Berbera kadib markii Sucuudigu fasaxay xoolaha Somalida. Wasiir Cukuse ayaa dhankiisa ka Hadley.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS