06/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Makayl-dheere(Samaroon) oo beenisay inay xisbiga Kulmiye ku biireen

Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa beenisay inay xisbiga Kulmiye ku biireen kadib markii qaar ka mida iyaga sheegeen in ay Muuse Biixi ku biireen.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS