Raiisal wasaarihii Bakistaan Nawaaz Shariif ayaa musuq lagu helay jagadiina laga eryay kadib dhegeysi maxkamadeed oo ka dhacdedy Islamabaad. Waxa aad lo adkeeyay amniga magaalada.
Nawaas Shariif oo markii sadexaad loo doorto jagadaas ayaa lagu eedeyay in uu lunsadey hanti badan oo cashuur la’aan uuna lacagta dhigan jirey wadamada dibedda iyo shirkada qarsoodi ah.
Nawaas ayaa beeniyay waxase caadi ah Bakistaan in raiisal wasaaradu ayna dhamaysan waqtigooda ama xukuumada dhanba la kala diro. Xisbiga Nawaas Shariif ayaa ka doodaya cida bedeli lahayd hogaamiyahooda la eryay.
Xisbiyada Bakistaan ayaa hal qoys u badan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay