20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boorama oo yeelatay guddi horumarineed iyo wadaad loo doortey

Boorama ayaa yeelatay guddi horumarineed oo ka shaqaysa sidii magaalada horumarkeeda wax looga qaban lahaa. Waxana muuqata in maamulkii magaaladu fadhiid noqdey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS