19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamul xumada ka jirta Laascaanood oo Garaad Jaamac banaanka soo dhigey

Maamul xumada ka jirta Laascaanood ayaa Garaad Jaamac banaanka soo dhigey. Waxaan arkay dhul ay lix qof haystaan waraaqahooda. Maamul xumadan ayaa baahsan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS