03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Dhakool oo ka baqay in gaalo badan timaado Hargeysa kaniisada kadib

Xildhibaan Dhakool ayaa ka baqay in gaalo badan timaado Hargeysa furitaanka kaniisada kadib. Kaniisada Hargeysa ayaa waxa ka taagan wareer badan xilli kaniisadaha gaalada aduunka ay faaruq yihiin.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS