November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Timacade oo luqad adag kula hadlay xisbiga Kulmiye oo hadda cidla ku soo hadhey

Siyaasi Timacade ayaa luqad adag kula hadlay xisbiga Kulmiye oo hadda cidla ku soo hadhey kadib markii siyaasiintii duleedka Hargeysa ka cararogteen. Timacade oo lagu eedaynayo dilal ka dhacay Ga biley ayaa diidey Muuse Biixi.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS