Maamulka Somaliland ayaa welli daba socda weriye Coldoon oo diidey in uu is dhiibo. Weriyahan ayaa dib u bilaabey shaqadiisa oo inta badan u badan baraha bulshada iyo tabaruc uu gaarsiiyo dadka baahan.
Warqada hoos ku qoran oo la helay ayaa cadaynaysa in maamulku ku daba jiro weriye Coldoon oo ay muddo ku haysteen jeelka Hargeysa. Xariga Coldoon ayaan Siilaanyo waxba ka ogeyn waxana la waydiiyaa yaa dadka xidha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay