20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa oo wax laga waydiiyay iscasilaada C/raxmaan Ciro

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa ayaa wax la waydiiyay iscasilaada C/raxmaan Ciro oo kursiga ku fadhiyay muddo dheer ayadoo Siilaanyana loo kordhiyay laba sano aanu u baahneyn laakiin waxtar u leh qoyskiisa iyo xerta ku xeeran.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS