Fashil ku yimi xilka qaadis ay wadeen xldhibaano diidanaa wasiir Xoosh. Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa u baaqday Kooram la’aan maadaama ay soo xaadiri waayeen Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya si ay go’aan uga gaaraan arinta ku aadan Xilheynta wasiirka Dastuurka Soomaaliya iyada oo Maalmahaan uu jiray khilaaf u dhaxeeyay Xildhibaanada iyo Wasiirka dastuurka kadib markii Barta uu ku leeyahay twetterka uu soo dhigayay hadalo Xanaf ah.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay