November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fanaan ruug cadaa Axmed Cali Cigaal oo bixiyay waraysi xiise leh iyo heeso cusub

Fanaan ruug cadaa Axmed Cali Cigaal ayaa bixiyay waraysi xiise leh iyo heeso cusub oo uu kaga hadlayo. Axmed Cali Cigaal ayaa wiil ka mida wiilashiisa uu ku jiraa fanka. Waa fanaan iyo laxamiiste ay Somalidu aad u jeceshahay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS