08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo deg deg ha u qaado ciidamada uu geeyay Quljeed demadan Booramana dadkii loo dhaariyay iyo odayada haloo daayo: xildhibaanada Boorama+MUUQAAL

WP_20141209_002Boorama 09 Dec 2014–Qaar ka mida xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa Siilaanyo u sheegay in uu ciidankiisa ka qaado Quljeed, xildhibaanada ayaa sidoo kale ka cadhooday wasiiro deegaanka ka soo jeeda oo Siilaanyo u soo direy inuu iskudir ka dhex abuuro dadka deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM