November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Odayaal taageeray Khaatumo xilli Cali Khaliif laga eryay la doorteyna madaxweyne ku meel gaadha

Odayaal taageeray Khaatumo xilli Cali Khaliif laga eryay la doorteyna madaxweyne ku meel gaadha. Khaatumo ayaa maraysa xilli aad u qalafsan siyaasad ahaan lana fileyn in ay ka soo kabato.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS