02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Talyanle oo ka qayliyay ku shubashadii ka dhacdey golaha wakiilada

Xildhibaan Talyanle ayaa ka qayliyay ku shubashadii ka dhacdey golaha wakiilada halkaas oo uu sheegay in uu ka baxay markuu arkey sidey wax u socdaan. Baashe Maxamed Faarax ayaa ku guulaystey tartanka.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS