02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Hadley sida loo musuqey doorashadii golaha wakiilada

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka hadley sida loo musuqey doorashadii golaha wakiilada oo hadda guushu raacdey Baashe Maxamed Faarax oo ah xisbiga Kulmiye. Golahan ayaan habayaraateewaxba soo kordhin lacagta masaakiinta oo lagu cuno mooyee.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS