Geeska Afrika oo laga arkey dayax madoobaad iyo magaalooyinka Somaliland oo masaajida la galay . Dayax madoobaadkan ayaa dadku arkey inta aan la tukan salaada cishe.
Dayax madoobaadka ayaa dhaca marmar wuxuuna ka mid yahay cilmiyada RABI waxayse khuburada baaraa tilmaameen in ay tahay hadhka dhulka oo qariya qayb ka mida dayaxa ama wada qariya.
Rasuulkeena CSW ayaa laga soo wariyay in uu tukan jirey laba sunne ah.
Dhamaan magaalooyinka geeska ayaa laga arkey dayax madoobaakan. RABI ha ino wada dambi dhaafo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay