07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo sheegay in uu ka baxay Wadani kadib doorashadii golaha

Anoo ka xun waan ka baxay xisbiga Wadani waa hadalkii xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Wadani uga baxay markii lagu taageeri waayay kursiga gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtida.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS