03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Muuse Biixi oo xafiisyo kale ka sii furey Gebiley

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa xafiisyo kale ka sii furtey Gebiley oo xisbigu aad ugu xoogweynaa inkastoo hadda siyaasiyiin reer Gabiley ahaa uga digarogteen xisbiga Wadani.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS