Siilaanyo ayaa markale isku shaandheyn kooban ku sameeyay maamulkiisa iskuna bedelay badhasaabyada Awdal iyo Hargeysa. Badhasaabkii ay isku dhaceen Saylici ee Mustafe Shiine ayuu u bedelay Hargeysa halka kii Hargeysa la geeyay Awdal.
Badhasaabka Awdal ayaa noqonaya C/llaahi Buraale Gaaxnuug oo isla beesha Isaaqa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay