19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadahadalo u socday Khaatumo iyo maamulka Somaliland oo qodobo laga soo saaray

Wadahadalo u socday Khaatumo iyo maamulka Somaliland ayaa qodobo laga soo saaray magaalada Caynabo ee gobolka Sool. Garabka Cali Khaliif ayaa wadahadaladan kula jira maamulka Somaliland.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS