November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Burco iyo Sheekh iyo khasaare jira

Shil baabuur ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Burco iyo Sheekh waxana jira khasaare. Shilka ayaa dhacay markii bas rakaaba oo saaka ka soo baxay Burco uu ku rogmadey wadada.



Shilalka dhaca ayaa waxa inta badan ka masuula dirawalada gawaadhida oo aan layska baadhin tayadooda, xoogna u wada meel u baahan in aayar loo wado.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS