November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kacdoonka reer Adal oo saldhigyo ka samaystay buuralayda Baki iyo hanjabaad loo diray badhasaabka Silaanyo+MUUQAAL

WP_20150318_002Boorama–Kacdoonka reer Adal ayaa saldhig cusub ka samaystay buuralayda Baki iyo badhasaabka Siilaanyo ee gobolka oo loogu hanjabay in aanu dhaafi doonin inta u dhaxaysa Gabiley iyo Dila iyadoo la cadhooday in uu u hanjabay salaadiinta dhaqanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS