21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shariif Xasan oo xabsiga dhigey siyaasiyiin iyo dad argagixisada taageersan: MAQAL

Shariif Xasan ayaa xabsiga dhigey siyaasiyiin iyo dad argagixisada hoos ka taageera. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ujeedka laga leeyahay howlgalka uu yahay mid lagu xaqiijinayo amaanka ka dib weerarkii ismiidaaminta ah ee ka dhacay magaalada Baydhabo





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS