Salaadiinta iyo waxgaradka Awdal ayaa ka digey in la waxyeeleeyo Oromada. Salaadiintan iyo waxgaradkan ayaa sheegay in ayna waxba soo kordhinayn dilka dad aan waxba galabsan.
Daraad ayay ahayd markii Oromada Itoobiya ay xasuuqeen Somali farabadan oo ay ku jiraan dad farabadan oo ka soo jeeda gobolada Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay