21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Burco iyo Boorama ayaa maalintii sadexaad qaad la’aani ka jirtaa iyo halka loo doonto

Burco iyo Boorama ayaa maalintii sadexaad qaad la’aani ka jirtaa kadib Oromo xasuuq xun u gaysatey dad Somali ah oo iyagu qaadkooda u soo dhoofin jirey Somaliland.

Hargeysa ayaa iyadna maalintii sadexaad qayilaysa oo cunaya qaadka Miiraaga ee laga beero dalkaasi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS