November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Buuhoodle oo maalintii labaad laga qayilayo iyo diyaarad qaad oo ka degtay: SAWIRO

Buuhoodle ayaa qayilaad wanaagsan ka socotaa iyadoo diyaarad qaad ka degtay maalintii labaad. Qaadkan ayaa ka yimi Kiiniya ayadoo uu xiran yihiin kii Oromadu.

Mas’uul Sare oo ka tirsan maamulka Khaatuma ayaa sheegay in qaadkaasi la geyn doono Magaalooyinka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.



Khilaafka u dhaxeeya maamulada degaanada Oromada iyo Soomaalida ayaa xoogeystay, waxaana joogsaday qaadkii ka imaan jiray dhulka Itoobiya.



 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS