20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nin la sheegay in uu ka been abuurtey rasuulkeena SCW oo dambi lagu waayay

Nin la sheegay in uu ka been abuurtey rasuulkeena SCW ayaa beeniyay waxa laga sheegay. Ninkan o culimadu sheegeen in uu diinta ka baxay ayaa la Hadley saxaafada.

Ninkan ayaa sida la sheegay sawir soo dhigey baraha bulshada kaas oo hadda maxkamad ku taal Gaalkacayo ay waxba ku weyday.

“Maalmo dhan baan daba joognay, haddana Sheekha waan wareysanay wuxuuna caddeeyay in arrintaas uu ka bari yahay,” Ayuu yiri garsooraha maxkamada Gaalkacayo.

Ninkan la eedeeyay ayaa lagu magacaabaa Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare ayaa





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS