21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Qoryooley oo banaanka keenay ceebaha xisbiga Kulmiye

Siyaasi Cali Qoryooley ayaa banaanka keenay ceebaha xisbiga Kulmiye. Wuxuu siyaasigu dhinaca kale amaaney musharax Wadani C/raxmaan Ciro.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS