02/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxgaradka degmada Dilla oo farta ku fiiqey cida dishey taageerihii Wadani

Waxgaradka degmada Dilla ayaa farta ku fiiqey cida dishey taageerihii Wadani. Xasuuqan ayaa shalay ka dhacay degmada lamana filayo in abaalmariyo askarigii diley.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS