War naxdina: Afar caruura ayaa ku dhintey guri ku yaala Hargeysa. Dhacdadan naxdinta leh ayaa waxa sababay koronto si khariban loogu xidhey guriga welliba hooyadu dalbatey in laga hagaajiyo.
Ma jiraan nidaam loo sameeyay guryaha sida qaldan loogu xidhayo korontada nidamiya. Kuwa korontada ayaa iyaguna ah qayro masuul ka faaiideysanaya burburka jira.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay