04/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiin ka soo cararay Faysal Waraabe oo ku biirey xisbiga Wadani

Masuuliyiin ka soo cararay Faysal Waraabe ayaa ku biirey xisbiga Wadani. Masuuliyiintan oo muhiim u ahaa xisbiga Ucid ee Faysal Waraabe ayaa arkey in taladu isaga dhaafin.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS